If you find this page helpful, please link back to it:

Somalia National Anthem Lyrics

Somali Lyrics

Somaliyaay toosoo

Soomaaliyeey toosoo
Toosoo isku tiirsada ee
Hadba kiina taagdaranee
Taageera waligiinee

Idinkaysu tookhaayoo
Idinkaysu taamaayee
Aadamuhu tacliin barayoo
Waddankiisa taamyeeloo

Sharcigaa isku kiin tolayoo
Luuqadaa tuwaaxid ahoo
Arligiina taaka ahoo
Kuma kala tegeysaan oo

Tiro ari ah oo dhaxalaa
Sideed laydin soo tubayoo
Ninba toban la meel marayoo
Cadowgiin idiin talin oo

Tuldo geel ah oo dhacan baad
Toogasho u badheedhanee
Ma dhulkaas dhanee tegeybaan
Ninna dhagax u tuurayn

Quaran aan hubkuu tumayo
Tooreyda dhaafayn
Oo aan taar samayn karin
Uur kutaallo weynaa

Hadba waxaan la taahaayoo
Togagga uga qaylshaa
Nin dalkiisii cadow taaboo
U tol waayey baan ahayee

Hadba waxaan laa ooyaayoo
Oo ilmadu iiga qubaneysaa
Iqtiyaar nin loo diidoo
La addoon sadaan ahayee

To copy the HTML codes for the lyrics, click the below box and press Ctrl+C.

English Translation

Somalia, Wake Up

Somalia wake up,
Wake up and lean on each other
Support your country
Support them forever.
Stop fighting each other
Come back with strong and joy and be friends again
It's time to look forward and take command
Defeat your enemies and unite once again.

To copy the HTML codes for the lyrics, click the below box and press Ctrl+C.

If you find this page helpful, please link back to it:
© 2010 Translia